Sida online lacag looga sameeyo

Hordhac

Maqaalkan waxaan ku qaada dhugaynaa hababka kala duwan ee aad online ka lacag uga samayn karto adigoo gurigaaga jooga, Sida aan dhamaanteen la wada socono maanta Tikenolojiyadu waxay gaartay halkii ugu saraysay waxa walbaana waxay noqodeen digitaal taas oo ka dhigaysa mid wax walba ay online ka yaalaan si dagan u akhri maqaalkan kadibna raac tilaabooyinka aan kuu sheegnay, Sida online lacag looga sameeyo way fudud dahay hadii aad isku taxalujiso, Sida online lacag


Samayso website bloging

Website blogu waa qaab ka mida qaababka internerka lacag looga sameeyo adiga oo samaysanaya istiraatiijad iyo topic gaar ah taas oo ka dhigaysa website kaaga mid guulaysta samee daraasad iyo istiraatiijad kugu haboon raadi hababkala duwan ee loo sameeysto website blog 

Dooro mawduuc gaar ah kaas oo aad ku fiican tahay adigoo samaynaya content tayo leh oo orginal ah ka fogow oo website kaaga marnaba ha ku daabicin content AI lagu diyaariyey.Sida online lacag looga sameeyo

Sofware rada lagu samaysto website yada

Waxa jira haba kala duwan oo loo samayato website yada waa kuwan barnaamijyada lagu sameeyo adigu kaad jeceshahay ayaad ka xulan kuna samaysan wabsite kuu gaar ah.

  • WordPress
  • Blogger
  • Squarespace
  • Wix

Hadaba hadii aad rabto wabsite tayo leh oo si fudud uu google search engine ranki uga noqon kara waxaad ku samysan kartaa wordpress waayo waa software ka ugu caansan wabsite yada dunida ka jira 48%kiiba waxa lagu samaeeyey wordpress.

Waa maxay affiliate marketing 

Xiligan la joogo waxa fudud inaad internetka ka shaqagsato adigoon xafiis tagin ama companiy oran shaqo i siiya taas oo kaa dhigaya qof xor ah dhaqale ahaan iyo tamar ahaanba 

Hadaba affilaite waa dulaal tusaale waxad aragtay qof raba in uu gaari iska gado balse aan haysan cidii uu ka gadi lahaa adiga ayaa u yimid oo ku yiri gaarigaan aniga ayaa kuu soo gadayee maxaad ii ogashay isana kuugu jawaabay boqolkiiba 20% ayaan kuu ogalahay affliate marketing hadii aad maqasho waa sidaan oo kale oo waxad iska diwaan galinaysa organizations kala duwan ee sameeya affiliate program sida

  • Impact 
  • Amazon 
  • Hostiger
  • bluehost

Kuwan aan kor kuugu xusay dhamaantood waxay bixiyaan affilaite program mid kaad rabto ayaad iska diwaan galinaysaa hadii aan ka hadlo kuwa ugu fiicam waa impact hostiger iyo amazon.

Gunaanad

Hababka online looga shaqaysto way badan yihiin balse waxan ku soo koobnay labadaan hab labadaba waa isku dari kartaa waayo affliate marnaba kama maarmo wabsite inaad leedahay oo shuruud kowaad ayaaba ah. Halkan waxan kaga faaloona warbxino ku saabsan tiknolojiyada ku xirnow oo hoyaaga ka dhigo.

Hadiii aad ka heshay macluumaadkan fadlan asxaabtada la wadaag

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *