Faarax iyo xaliimo waa maxay

Fariintan: Waa wacyi galin iyo iftiimin dhacdooyin guracan oo ka dhex socda bulshada somaliyeed dhuux oo sii gudbi aragtidaadana hoos ku reeb. Social media behavior issues

hordhac

Maxaa keenay dhacdooyinkan yaabka badan kufsiga caruurta iyo rag laynaya dumarkay qabeen faarax iyo xaliimo ma is waydiisay halkay nooga yimaadeen magacyadan qariibka ah.

Laga yaabe inaad mar un is  waydiisay jawaabna u wayday arimahan lagana yaabe inaad qaraaxo iyo qosol u aragto waxa la yiri caruurtu mulaca waxay u dilaan ciyaar isgana ruux gooyey u tahay haa taas ayaan ku suganahay oo wax aad qaraaxo iyo qosol u ragto ayaa wuxu kala dilayaa bulsho dhan caruur yar yarna way ku bar baarayaan ayaga oo u arkaya wax iska caadi ah. Social media behavior issues

Xagee Inoo Ka Timid Aragtidan

Arimahan si aan u fahno aan dib ugu noqono taariikhda

Kadib dagaalkii labaad ee dunida iyo soo ifixii nidaamka reer galbeedka ee the new world order waxa koror heersere ah gaaray wax soo saarka warshadaha waxana hoos udhac ku yimid cimiladii nadiifka ahyd

Waxana kor ukac 85% gaaray taranka aadamaha si marka loo helo cimilo nadiif ah ayadoon wax fara galin ah lagu samayn wax soo saarka warshadaha iyo ticnolojiyada waxa la isla qaatay in fara galin lagu sameeyo taranka aadamaha

Markaas oo ay ku dhawaaqeen ururka LGBT taas in mudo ay ayey ka war dhawrayeen balse daranka aadamaha waxba uma dhimin waxay dareemeen in qorshaha hore lagu guuldaraysay

Waxa la aas aasay urur u dooda xuquuqda dumarka si oo kii hore ka soo tafiirmay si dumarku ayagu ay isgu tagi karaan ugana maarmi karaan raga

Ogow galkan waxa la fara galiyey guurka iyo xirirka suuban

Xifaaltan ayaa laga dhex abuuray sidii labo xisbi oo  kale waana tan mida ka dhex socotay bulshooyinka islaamka oo ay kow ka tahay umada soomaliyeed

Arinkan xili aan saa u fogayn qiyaastii 2022kii ilaa 2025ka ayuu aad ugu soo batay bulshada somaliyeed dhexdeeda waxa la arkay in xifaaltanka ay abuureen natiijo muuqata keeni waayey waxay si toos ah u hawl galiyeen ururo dawr ah

Ururada ku shaqada leh dhacdooyin badan oo ka dhex socda bulshada dhexdeeda

1.Sahan research :- Waa urur markiisii hore umada somaliyeed ku soo galay buun buuninta iyo xog ururin ku saabsan burcad badiidii badaha ka qaraaban jiray Balse ururkan wuxu si gaar ah ugu xilsaarnaa aas aasida burcad badeedii reer galbeedku ku soo dhaqajiyey ciidamadii badeed ee midowga yurub ee bada baasifik ooshiyaan

Yacni waxa jiray labo burcad badeed mid si dhab ah u ahayd burcad badeed dhalinyaro soomaliyeed oo ka xanqaaday jiriifka ay ku qaadan duulaan markiibtii jariifka 

Iyo mid reer galbeedku aas aasay si sumcad iyo sharaftii umada somaliyeed loogu tunto khayraadka badahana loo gurto sunta iyo qashinkana loogu soo daadiyo xeebeheena

2.Somali Bible Society -: Waa urur shaqooyin badan ka haya bulshada soomaliyeed dhexdeeda ayagu wayba soo bareeren oo si ay indhaha sirdoonada gobolka isga ilaaliyaan waxay huwadeen magacan Somali Bible Society oo waxay iska dhigayaan urur faafinaya diinta kiristanka balse waxa jirta waax dhan oo u qaabil san yacni sadex waaxood ayey ka kooban yihiin.

1.Waaxda burburinta dhaqanka iyo diinta

2.Waaxda soo xero galinta dadka caanka ah

3.Waaxda siyaasada iyo soo saarida siyaasiin iyaga ka amar qaata

Gabo gabo

Waxa ina ku socda dagaal inaguna hubkii la isku bur burinayey ayaan nahay

Waxaa laga shaqanaya sidii loo kala dili lahaa raga iyo dumarka somaliyeed inaguna magacyadii ay soo sameeyen ayaan igu yeerayna markaan joogno guriga iyo maqaaxiyaha iyo meesha ugu wayn oo ah barahbulshada.

Waligaa ma is waydiisay goorma noogu horaysay nin naagtiisii gubaya mid dilaya iyo kuwa caruur kufsanaya kuwa aygoo sodon ah gabadho walashood ah si xun u kufsanaya

Hadiii aad ka heshay macluumaadkan fadlan asxaabtada la wadaag

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *